Hub Aan Dadku Maamulayn: Soomaaliya iyo Halista AI-da Dagaalka

Hub Aan Dadku Maamulayn: Soomaaliya iyo Halista AI-da Dagaalka

Hub Aan Dadku Maamulayn: Soomaaliya iyo Halista AI-da Dagaalka Qiyaas goob dagaal oo aanay askar ku sugneyn, diyaarado aan duuliye wadin oo is‑daba socda, kuwaasoo si madax-bannaan u go’aansanaya cidda la beegsado iyo cidda la dhaafo. Waxaad mooddaa filim sci fi, balse maanta waa xaqiiqo meelaha qaar ka jirta, arrintaasina waxay ka dhigeysaa in mowduuca

Hub Aan Dadku Maamulayn: Soomaaliya iyo Halista AI-da Dagaalka Read More »

Khatarada AI-ga Maanta Jooga: Digniinta Geoffrey Hinton

Khatarada AI-ga Maanta Jooga: Digniinta Geoffrey Hinton

Khatarada AI-ga Maanta Jooga: Digniinta Geoffrey Hinton Geoffrey Hinton waa khabiir weyn oo ku takhasusay kombuyuutarada. Wuxuu ahaa qofkii sameeyay fikradda caqliga la farsameeyay (AI), taasoo maanta ay adeegsadaan shirkado waaweyn sida Google iyo Facebook. Laakiin hadda Hinton wuu ka tagay shaqadii Google. Wuxuu leeyahay, “waxaan ka cabsaday halkay teknoolojiyaddan mareyso.” Wuxuu doonayaa in dadka

Khatarada AI-ga Maanta Jooga: Digniinta Geoffrey Hinton Read More »

WhatsApp oo Bilaabi Doonta Xayeysiis

WhatsApp oo Bilaabi Doonta Xayeysiis

WhatsApp oo Bilaabi Doonta Xayeysiis. Maxaa Cusub? Shirkadda Meta (Facebook) waxay shaacisay in barnaamijka WhatsApp uu dhowaan bilaabi doono inuu xayeysiin muujiyo gudaha app-ka. Tani waxay noqonaysaa markii ugu horreysay ee WhatsApp oo ah barnaamij fariin-diriyeed caan ah uu si toos ah u bilaabo in xayeysiis lagu soo bandhigo. Xayeysiiska Halkee Ayuu Ka Muuqan Doonaa?

WhatsApp oo Bilaabi Doonta Xayeysiis Read More »

Maanta, qof walba wuu samayn karaa muuqaal. Uma baahnid camera qaalisan ama khibrad hore. Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa qalab sax ah, fikrad wanaagsan iyo waqtigaaga. Bloggan wuxuu ku tusayaa sida adigoo bilow ah aad ku abuuri karto muuqaal cajiib ah adoo adeegsanaya qalabyo AI sida Veo 3 ama Runway.

Sidaad Ku Sameyn Karto Muuqaal AI Ah Adigoon Khibrad Lahayn Tallaabo Tallaabo

Sidaad Ku Sameyn Karto Muuqaal AI Ah Adigoon Khibrad Lahayn Tallaabo Tallaabo Maanta, qof walba wuu samayn karaa muuqaal. Uma baahnid camera qaalisan ama khibrad hore. Waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa qalab sax ah, fikrad wanaagsan iyo waqtigaaga. Bloggan wuxuu ku tusayaa sida adigoo bilow ah aad ku abuuri karto muuqaal cajiib

Sidaad Ku Sameyn Karto Muuqaal AI Ah Adigoon Khibrad Lahayn Tallaabo Tallaabo Read More »

5-ka Qalab ee Ugu Wanaagsan ee Lagu Sameeyo Muuqaallo AI ah

5-ka Qalab ee Ugu Wanaagsan ee Lagu Sameeyo Muuqaallo AI ah

5-ka Qalab ee Ugu Wanaagsan ee Lagu Sameeyo Muuqaallo AI ah Dunida maanta, waxaad sameyn kartaa muuqaal cajiib ah adigoo aan wax xirfad gaar ah u baahnayn. Qalabka AI (caqliga la farsameeyay) ayaa kuu fududeynaya inaad abuurto muuqaalka aad rabto adigoo kaliya qoraya waxa aad dooneyso. Laakiin su’aashu waa: qalabkee ayaa sax ah? midkee ayaa

5-ka Qalab ee Ugu Wanaagsan ee Lagu Sameeyo Muuqaallo AI ah Read More »

Sida Loo Sameeyo ChatGPT Bot oo Gaar Ku Ah Tallaabo Tallaabo

Sida Loo Sameeyo ChatGPT Bot oo Gaar Ku Ah Tallaabo Tallaabo

Sida Loo Sameeyo ChatGPT Bot oo Gaar Ku Ah Tallaabo Tallaabo Waxaad Maqaalkan Ku Baran Doontaa: ✅ Waa maxay API, sideese OpenAI u shaqeysaa✅ Sida loo sameeyo API key si ammaan ah✅ Tallaabo-tallaabo: Ku dhisid bot Python ah oo adeegsada ChatGPT✅ Sida loogu xirto WhatsApp ama Telegram✅ Fursado aad bot-kaaga ugu adeegsan karto✅ Xigashooyin rasmi

Sida Loo Sameeyo ChatGPT Bot oo Gaar Ku Ah Tallaabo Tallaabo Read More »

Sidee Loo Barayaa AI Luuqadda Soomaaliga? (NLP)

Sidee Loo Barayaa AI Luuqadda Soomaaliga? (NLP)

Sidee Loo Barayaa AI Luuqadda Soomaaliga? (NLP) Maxaad Maqaalkan Ku Baran Doontaa? Waa Maxay NLP, Maxaase Noo Dan ah? NLP waa barnaamijyo AI ah oo fahma luuqadda dadka. Waxaa loogu talagalay in AI uu akhriyo, tarjumo, ama jawaabo si “dad” u eg. Maxay Soomaalida uga faa’iideyn kartaa? Halkee Laga Helaa Qoraal Soomaali ah? AI wuxuu

Sidee Loo Barayaa AI Luuqadda Soomaaliga? (NLP) Read More »

Face Recognition & Og-ilaalinta

Face Recognition & Xog-ilaalinta

Face Recognition & Asturnaanta(ama sirta qofka/xog-ilaalinta): Maxaa Laga Baranayaa AI Aqoonsada Wajiyada? Maxaad Maqaalkan Ka Baran Doontaa? Waa Maxay Face Recognition? Face Recognition waa nooc ka mid ah Computer Vision, oo ah qayb ka tirsan AI (Artificial Intelligence) taasoo baranaysa sawirrada si ay u aqoonsato ama u garato wejiyada dadka. Waxaa Laga Isticmaalaa: Sida Loo

Face Recognition & Xog-ilaalinta Read More »

CoinGecko oo Bilaabay Server Cusub oo AI u Sahlaaya Inay Helaan Xogta Suuqa Crypto-ga

CoinGecko oo Bilaabay Server Cusub oo AI u Sahlaaya Inay Helaan Xogta Suuqa Crypto-ga

CoinGecko oo Bilaabay Server Cusub oo AI u Sahlaaya Inay Helaan Xogta Suuqa Crypto-ga Hordhac CoinGecko waa website caan ah oo bixisa xogaha la xiriira lacagaha digital-ka ah sida Bitcoin, Ethereum, iyo kuwa kale. Waxay dad badan ka caawisaa inay ogaadaan qiimaha, iibka iyo isbeddelada suuqa crypto. Hadda, CoinGecko waxay soo bandhigtay server cusub oo

CoinGecko oo Bilaabay Server Cusub oo AI u Sahlaaya Inay Helaan Xogta Suuqa Crypto-ga Read More »