Sidee PDF loogu badalaa Word?
How to Convert a PDF to Word – Somali Tutorial
Hordhac
PDF waa file caan ah oo la adeegsado marka wax la daabacayo ama loo gudbinayo qaab aan la beddeli karin. Laakiin maxaa dhacaya haddii aad rabto in aad wax ka beddesho? Waxaa lagama maarmaan noqonaysa inaad PDF u beddesho Word document (.docx).
Maqaalkaan waxaad ka baraynaysa habab kala duwan, desktop, mobile, online oo si sahlan, bilaash ah, iyo ammaan ah PDF loogu badalo Word.
Habka 1: Isticmaal Microsoft Word (desktop)
Tallaabooyinka:
- Fur Microsoft Word (version 2013 ama ka sareeya)
- Tag File → Open → Dooro PDF-gaaga
- Word wuxuu si toos ah u badalayaa PDF
- Tag File → Save As → Door Word Document (.docx)
Habka 2: Online Tools (Smallpdf, iLovePDF)
Ku habboon taleefoon iyo desktop labadaba
- Tag www.ilovepdf.com/pdf_to_word
- Upload PDF → Taabo Convert
- Soo deji (.docx) file-ka cusub
Mobile? App-ka iLovePDF waa laga heli karaa Play Store / App Store
Habka 3: OneDrive + Word Online
- Upload PDF to your OneDrive account
- Fur file-ka adigoo isticmaalaya Word Online
- Taabo File → Save As → Word Document
Faa’iido: Uma baahnid barnaamij, kaliya internet.
Video Tutorial: Somali YouTuber
Yaa ka faa’iideysanaya?
Arday Bedel buugaag / homework ee PDF ah
Macalin Qor worksheet/imtixaan ama hagaaji document hore
Ganacsade Wax ka bedel contracts, invoices ama proposals
Freelancer Ka shaqee docs ka timid Fiverr/clients
Mobile-ka ma ka isticmaali karaa?
Haa! Isticmaal iLovePDF app:
- Android & iPhone
- Bedel PDFs si fudud adigoon computer isticmaalin
- Waxaa lagu heli karaa Somali interface haddii browser laga dejiyo
Talooyin & Amniga
- Ha ku upload-garin PDFs muhiim ah websites aan la hubin
- Adeegso kaliya tools caan ah sida Adobe, Smallpdf, iLovePDF
- PDF scanned ah → u baahan OCR (waxaad u baahantahay Adobe Pro ama Smallpdf Pro)
FAQ – Su’aalo Badan oo La Is Weydiiyo
Q: Ma bilaash baa?
A: Haa. Word, Smallpdf, iLovePDF dhammaan waxay leeyihiin free versions.
Q: Ma iska badeli karaan format-ka & qaabka?
A: Haa. Mararka qaar waxaa lagu arkaa is-beddel yar, gaar ahaan scanned PDFs.
Q: Ma u beddeli karaa mar kale PDF ka dib markii aan edit gareeyo?
A: Haa, Word wuxuu kuu ogolaanayaa inaad Save As PDF mar kale samayso.
Gunaanad
Hadda waxaad ogtahay dhowr dariiqo oo PDF loogu badalo Word mid kasta oo ku habboon xaalad gaar ah:
- Word (PC)
- Online Tools (mobile & desktop)
- OneDrive (cloud users)
Ma qabtaa su’aal, fikrad ama mashruuc aad rabto inaad nala wadaagto? Waxaan jeclaan lahayn inaan kula xiriirno ama nala soo xiriir.Comment, like and share sidaan dadkeena wax uu barno.
Sido kale akhriso: Sida Zoom Loogu Isticmaalo Cashar Online