June 2025

Walaal, sidee baan ganacsi uu bilaabi karaa anigoo aan lacag haysan?

Sidee baan ganacsi uu bilaabi karaa anigoo aan lacag haysan?

Sidee baan ganacsi uu bilaabi karaa anigoo aan lacag haysan? Dir qoraalkan qof walba oo shaqo la’aan ah ama leh rajo in uu shaqeeysto. Waxuu ka bilaabi karaa hal fikir. Waa su’aal aan si joogto ah u maqalno. Waxaa laga yaabaa adiguna aad isweydiisay. Waxaa laga yaabaa walaalkaa ama saaxiibkaa uu kugu yiri. Dad badan […]

Sidee baan ganacsi uu bilaabi karaa anigoo aan lacag haysan? Read More »

Maxay tahay faa’iidada barashada AI haddii aynaan maanta ka faa’iideysan karin?

Maxay tahay faa’iidada barashada AI haddii aynaan maanta ka faa’iideysan karin?

Maxay tahay faa’iidada barashada AI haddii aynaan maanta ka faa’iideysan karin? Dalka Soomaaliya iyo wadamo badan oo Afrika ah, dhallinyarada badankood waxay la tacaalayaan internet xun, qalab la’aan ama adeegyo lacag ku baxa oo aan la heli karin. Dhinaca kale, maalin kasta waxaan aragnaa muuqaallo iyo qoraallo cusub oo sheegaya “AI” inuu yahay furaha guusha.

Maxay tahay faa’iidada barashada AI haddii aynaan maanta ka faa’iideysan karin? Read More »

Internet-ka: 7 Qodob oo Muujinaya Inuu Ka Badan Yahay Madadaalo

Internet-ka: 7 Qodob oo Muujinaya Inuu Ka Badan Yahay Madadaalo

Internet-ka: 7 Qodob oo Muujinaya Inuu Ka Badan Yahay Madadaalo Hordhac Dadka badankood waxay internet-ka u adeegsadaan madadaalo: Facebook, TikTok, ama YouTube. Laakiin internet-ka wuxuu leeyahay wejiyo kale oo muhiim ah. Wuxuu noqon karaa meel aad wax ku barato, xirfado cusub ku horumariso, ama caafimaadkaaga ka barato. Maqaalkani wuxuu ku tusayaa 7 arrimood oo aad

Internet-ka: 7 Qodob oo Muujinaya Inuu Ka Badan Yahay Madadaalo Read More »

Sida Loo Sameeyo Website Bilaash Ah 2025

Sida Loo Sameeyo Website Bilaash Ah 2025

Sida Loo Sameeyo Website Bilaash Ah 2025 Ma rabtaa in dadku arkaan fikraddaada?Ma tahay ganacsade, arday ama qof shaqo raadinaya?halkaan ka baro sidi website loo sameeyn karo. “Sidee website u sameeyaa anigoon lacag bixinin?”Maqaalkani wuxuu ku barayaa 4 qalab bilaash ah oo aad ku dhisi karto website, adigoo aan wax barnaamij ah aqoon u lahayn.

Sida Loo Sameeyo Website Bilaash Ah 2025 Read More »

5 Qalab AI ah oo Bilaash ah oo Google Bixiyo – Maxay Kuu Qaban Karaan?

5 Qalab AI ah oo Bilaash ah oo Google Bixiyo – Maxay Kuu Qaban Karaan?

5 Qalab AI ah oo Bilaash ah oo Google Bixiyo – Maxay Kuu Qaban Karaan? Hordhac Markaad maqasho “AI”, dad badan waxay moodaan in ay tahay wax adag ama lacag badan u baahan. Laakiin Google ayaa horey ugu daray qalab AI bilaash ah, kuwaas oo nolosha maalinlaha ah ka dhigi kara mid fudud. Qormadan waxay

5 Qalab AI ah oo Bilaash ah oo Google Bixiyo – Maxay Kuu Qaban Karaan? Read More »

Sida TikTok Video Loogu Soo Dejiyo Adigoon Watermark lahayn-SaveTik

Sida TikTok Video Loogu Soo Dejiyo Adigoon Watermark lahayn-SaveTik

Sida TikTok Video Loogu Soo Dejiyo Adigoon Watermark lahayn –SaveTik Hordhac TikTok waa meel aad loo isticmaalo, gaar ahaan dhallinyarada Soomaaliyeed. Waxaa lagu wadaagaa qosol, casharro, iyo talooyin waxtar leh. Laakiin mararka qaar waxaad arkeysaa video aad jeceshahay oo aad rabto in aad keydsato ama cid kale la wadaagto adigoon rabin calaamadda TikTok (watermark) inay

Sida TikTok Video Loogu Soo Dejiyo Adigoon Watermark lahayn-SaveTik Read More »

Gemini: Waa Maxay Chatbot-ka Cusub ee Google? Sidee Loo Isticmaalaa?

Gemini: Waa Maxay Chatbot-ka Cusub ee Google? Sidee Loo Isticmaalaa?

Gemini: Waa Maxay Chatbot-ka Cusub ee Google? Sidee Loo Isticmaalaa? Hordhac Dad badan oo Soomaaliyeed waxay yaqanan ChatGPT. Waa barnaamij aad la hadli karto si uu kuugu caawiyo su’aalo, qoraallo iyo waxbarasho. Laakiin hadda waxaa yimid chatbot cusub oo la yiraahdo Gemini, waana mid ay Google soo saartay. Qoraalkan waxaad ku baran doontaa: Waa Maxay

Gemini: Waa Maxay Chatbot-ka Cusub ee Google? Sidee Loo Isticmaalaa? Read More »

5 Qalab AI Oo Bilaash ah Oo Ku Sameyn Kara Cod Somali (Text‑to‑Speech)

5 Qalab AI Oo Bilaash ah Oo Ku Sameyn Kara Cod Somali (Text‑to‑Speech) Hordhac Dad badan oo Soomaaliyeed ayaa raba in qoraalka loo akhriyo halkii ay ka aqrin lahaayeen. Tusaale ahaan: macallin doonaya inuu ardaydiisa siiyo cashar cod ah, ama waalid aan akhriyin karin qoraal qoraalna jeclaan lahaa inuu dhageysto. Taasi waa meesha Text-to-Speech (TTS)

5 Qalab AI Oo Bilaash ah Oo Ku Sameyn Kara Cod Somali (Text‑to‑Speech) Read More »