Privacy Policy

Ku soo dhawoow ai-somalia.com. Asturnaantaada waa muhiim. Boggan wuxuu sharxayaa nooca xogta aan ururino, sida aan u isticmaalno, iyo xuquuqda aad leedahay.

1. Xogta aan ururino

Markaad booqato website-keena, waxaa suuragal ah in aan ururino xogaha soo socda:

  • Cinwaanka IP-gaaga
  • Nooca browser-kaaga
  • Waqtiga aad booqatay bogga
  • Qaybaha aad akhriday
  • Haddii aad nala soo xiriirto: magacaaga & emailkaaga

2. Sida aan xogta u isticmaalno

Waxaan xogta u isticmaalnaa si aan:

  • U fahanno cidda booqaneysa website-ka
  • U horumarino nuxurka aan bixinno
  • U bixino xayeysiisyo la jaanqaadaya (tusaale: Google AdSense)
  • U falanqeeyno isticmaalka websaytka (Google Analytics, iwm)

3. Cookies

Website-keenu wuxuu isticmaalaa cookies si uu u xafido xogaha yar yar ee kaa caawinaya in bogga si fiican kuu soo muuqdo. Waxaad dooran kartaa in aad ka xireyso cookies-ka browser-kaaga.

4. Xayeysiisyada (Ads)

Ads ma jiraan waqtigaan.

5. Xogta aan la wadaagno

Ma la wadaagno xogtaada cid saddexaad ah, marka laga reebo haddii sharci dalbado ama loo baahan yahay si loo bixiyo adeegga (tusaale Google Analytics ama AdSense).

6. Xuquuqdaada

Waxaad xaq u leedahay inaad:

  • Weydiiso xogta aan kaa hayno
  • Codsato in aan tirno xogtaada
  • Ka hortagto in aan kuu dirno fariimo ama xayeysiisyo

7. Isbeddelada siyaasaddan

Waxaan dib u cusbooneysiin karnaa privacy policy waqti kasta. Isbedellada cusub waxa lagu daabici doonaa boggan.

Ugu dambayn:
Haddii aad su’aal qabto, waxaad nagala soo xiriiri kartaa:
📧 so***********@********ia.com