Amniga & Warbaahinta

Caqabadaha Xog ururinta Soomaliyaa

Caqabadaha Xog ururinta Soomaliyaa

Caqabadaha Xog ururinta Soomaliyaa Dunida maanta, cagliga la farsameeyay (AI Artificial Intelligence) wuxuu noqday qalab awood badan u leh horumarka. Waxa uu caawiyaa daahfurka xalka dhibaatooyinka adag sida abaaraha, barakaca, caafimaadka, waxbarashada iyo amniga. Laakiin si AI loo horumariyo, xog (data) sax ah, tiro badan, oo tayo leh ayaa loo baahan yahay. Soomaaliya, sida waddamo […]

Caqabadaha Xog ururinta Soomaliyaa Read More »

Awoodda Internet-ka iyo Sidee Ay U Saameyso Aduunka oo Dhan

Awoodda Internet-ka iyo Sidee Ay U Saameyso Aduunka oo Dhan

Awoodda Internet-ka iyo Sidee Ay U Saameyso Aduunka oo Dhan Yanis Varoufakis waa dhaqaaleyahan caan ah. Wuxuu sheegayaa in shirkado waaweyn sida Amazon ay leeyihiin awood aad u badan. Shirkadahaan waxay xukumaan internet-ka, waxayna saamayn ku leeyihiin sida dadku wax u iibsadaan, lacagta la kasbado, iyo shaqada. Shirkado Awood Badan Leh Hore, shirkaduhu waxay sameyn

Awoodda Internet-ka iyo Sidee Ay U Saameyso Aduunka oo Dhan Read More »

Hub Aan Dadku Maamulayn: Soomaaliya iyo Halista AI-da Dagaalka

Hub Aan Dadku Maamulayn: Soomaaliya iyo Halista AI-da Dagaalka

Hub Aan Dadku Maamulayn: Soomaaliya iyo Halista AI-da Dagaalka Qiyaas goob dagaal oo aanay askar ku sugneyn, diyaarado aan duuliye wadin oo is‑daba socda, kuwaasoo si madax-bannaan u go’aansanaya cidda la beegsado iyo cidda la dhaafo. Waxaad mooddaa filim sci fi, balse maanta waa xaqiiqo meelaha qaar ka jirta, arrintaasina waxay ka dhigeysaa in mowduuca

Hub Aan Dadku Maamulayn: Soomaaliya iyo Halista AI-da Dagaalka Read More »

Khatarada AI-ga Maanta Jooga: Digniinta Geoffrey Hinton

Khatarada AI-ga Maanta Jooga: Digniinta Geoffrey Hinton

Khatarada AI-ga Maanta Jooga: Digniinta Geoffrey Hinton Geoffrey Hinton waa khabiir weyn oo ku takhasusay kombuyuutarada. Wuxuu ahaa qofkii sameeyay fikradda caqliga la farsameeyay (AI), taasoo maanta ay adeegsadaan shirkado waaweyn sida Google iyo Facebook. Laakiin hadda Hinton wuu ka tagay shaqadii Google. Wuxuu leeyahay, “waxaan ka cabsaday halkay teknoolojiyaddan mareyso.” Wuxuu doonayaa in dadka

Khatarada AI-ga Maanta Jooga: Digniinta Geoffrey Hinton Read More »

Meta oo $14.3 bilyan ku maalgelisay Scale AI, Google-na ka fiirsanaysa xiriirka shirkaddaas

Meta oo $14.3 bilyan ku maalgelisay Scale AI, Google-na ka fiirsanaysa xiriirka shirkaddaas

Meta oo $14.3 bilyan ku maalgelisay Scale AI, Google-na ka fiirsanaysa xiriirka shirkaddaas Hordhac Waxaa dhawaan la shaaciyey in shirkadda Meta ay $14.3 bilyan ku maalgelisay shirkadda Scale AI, taasoo si weyn u bixisa xogta la geliyo mashiinnada si ay u bartaan (training data), gaar ahaan kuwa sameeya luqad-fahamka caqliga farsamada ah (LLMs). Arrintan waxay

Meta oo $14.3 bilyan ku maalgelisay Scale AI, Google-na ka fiirsanaysa xiriirka shirkaddaas Read More »