Laga soo bilaabo 2009, Koodbixiyayaashu waxay abuureen kumanaan tijaabooyin la yaab leh iyaga oo adeegsanaya Chrome, Android, AI, Web VR, AR iyo in ka badan.
Waxaan halkaan ku soo bandhigeynay mashaariic, oo wehelinayo qalab waxtar leh, si aan ugu dhiirrigelino dhalinyarada Somaliyeed inay abuuraan tijaabooyin cusub iyo ee fahman wixi Artificial Intelligence la dhaho.
Waa kuwaan tijaabooyinka la soo aruuriyay aad isku dayi kartid. Koodhin malo baahno. Ku Baashaal!
Look to Speak
App- Android-ka ah ee dadka u suurta geliya inay indhahooda u adeegsadaan xulashada ereyaal horay loo qoray oo kor uu hadlaayo.
Digital Wellbeing Experiments
Soo bandhig fikrado iyo qalab ka caawiya dadka inay helaan isku dheelitirnaan fiican tiknoolajiyadda ee maalin kasto isticmalaan.
AI Experiments
Tijaabooyinka AI waa bandhig loogu talagalay tijaabooyin fudud ee u fududeynaya qof walba inuu bilaabo sahaminta barashada mashiinka, iyada oo loo marayo sawirro, luqad, iyo inbadan.
Casharadaan oo kale ma ka qeyb gali leheed? Comment ka dhib..!
Source: Google